In kabadan laba boqol iyo soddon qof ayaa ku dhintay tan iyo toddobaadkii hore bannaanbaxyada
Diblomaasiyiinta Libya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa ku baaqay in Libya lagu sameeyo faragelin caalami ah.
Ku Xageenka Danjiraha ayaa ku baaqay in dadka Libya laga badbaadiyo waxa uu ku tilmaamay xasuuqa ay dowaladdu waddo...
No comments:
Post a Comment