Breaking Somali News Video Chat Entertainment Web Site
Friday, February 18, 2011
Dowladda KMG ah oo xirtay shan qof
Raiisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la xiray shan qof oo looga shaki qabo in ay lug ku layaaheen rasaas lagu furay dad Muqdisho ku mudaahraaadayay.
No comments:
Post a Comment