Thursday, February 10, 2011

Mubaarak oo laga yaabo in uu is casilo

Madaxweyne Mubaarak ayaa la sheegay in laga yaabo in uu is casilo. Caawa ayuu idaacadda kala hadli doonaa dadweynaha.

Full Story »

No comments:

Post a Comment