Tuesday, February 22, 2011

Afar Maraykan oo ay dileen burcad

Afar markab oo kuwa dagaalka Maraykanka ah oo uu ku jiro mid diyaaradaha xambaara ayaa dabajoogay doonta oo ku sii jeedday xeebaha dalka Soomaaliya.
Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa amray in awood military loo adeegsado si loo sii daayo la haystayaasha balse ciidamada ayaa wali isku dayayay in ay la xaajoodaan burcadda si loo soo daayo.

Full Story »

No comments:

Post a Comment