Weerar qof is-qarxiyay ku qaaday saldhig boliis
Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta si xooggan u cambaareysay weerar naftii-halligis ah oo lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla Muqdisho.
11 qof ayaa naftooda ku waayay weerarka, iyadoo 35 kalena ay ku dhaawacmeen. 15 ka mid ah dhaawaca isbitaalka waa laga bixiyay kaddib markii la daweeyay, iyadoo 20 kalena ay weli isbitaalka ku jiraan. Dadka dhintay waxaa ka mid ah laba carruur ah oo kala jiray 10 iyo 11 sano jir oo ka ag dhowaa goobta...
Tuesday, February 22, 2011
11 qof ayaa ku dhimatay weerar is-qarxin ah
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment