2/28/2011
Monday, February 28, 2011
Caalamka ee cadaadis saaraya Gaddafi
Caalamka ee cadaadis saaraya Gaddafi ... xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ...
AMISOM oo ku kulmaysa ACCRA, Ghana
Maamulka howlgalka midowga Africa ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa lagu wadaa in uu maanta galinka dambe kulan ku qaato magaalada Accra ee caasimadda dalka Ghana. Shirka ...
Sunday, February 27, 2011
Dowladda Soomaaliya ayaa go'aanno soo saartay
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen golaha dowladda ee Soomaaliyai ayaa go'aannada soo socda lagu gaaray
Wararkii ugu dambeeyay dalka Libya
Iyadoo ay sii socoto hubaal la'aanta ka jirta dagaalka loogu jiro xukunka dalka Libya ayaa wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxay caasimadda Triboli waxay sheegayaan in ...
Dagaalada Libya oo wali socda
Hayadda Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay xaalada siddeed kun oo qaxooti ee jooga Libya
Saturday, February 26, 2011
somali-Wadada Warshadaha oo wali ay ka socdaan dagaalo.
somali-Wadada Warshadaha oo wali ay ka socdaan dagaalo. Wadada Warshadaha oo wali ay ka socdaan dagaalo.
somali:-Sheekh shariif oo ugu baaqay Ciidamada xarakada Alshabaab inay isku soo dhiibaan Dowladda
somali:-Sheekh shariif oo ugu baaqay Ciidamada xarakada Alshabaab inay isku soo dhiibaan Dowladda Sheekh shariif oo ugu baaqay Ciidamada xarakada Alshabaab inay isku soo dhiibaan DowladdSheekh shariif oo ugu baaqay Ciidamada xarakada Alshabaab inay isku soo dhiibaan Dowladda a
Wednesday, February 23, 2011
Xaaladda Libya oo weli kacsan
Khudbaddii carada lahayd ee shalay uu jeediyay Hogaamiyaha Libya Colonel Gaddafi ayaa waxa ay la kulantay in dadku ay ka soo horjeestaan.
Heavy Fighting Breaks Out in New Mogadishu Areas
2/23/2011 Mogadishu — Bitter fighting between Somali army backed by African peacekeeping mission AMISOM and Al shabaab broke out in the Somali capital Mogadishu, officials and witnesses said on Wednesday.
Officials said the fighting kicked off early Wednesday morning after more Burundian forces, which are part of AMISOM troops in Somalia, launched a huge offensive on former defense ministry where al Shabaab is based.
Afterwards, heavy confrontations erupted near the ministry building as the two sides are reported to have used both heavy and light weapons
Somalia: Battles Erupts in Gedo, Hiran Regions
2/23/2011 Belet-Hawo, Beletweyne — Fierce battles between Somali government forces and Al shabaab fighters erupted in Beet-hawo district in Gedo region in southern Somalia, officials said Wednesday.
Heavy gun fire and shelling could be heard at the center of Belet-hawo.
People started to flee from their houses as more houses burnt after mortars landed them.
somali-shiikh shariif oo guul ka sheegtay dagaal mantaa ka dhcay qeybaha
somali-shiikh shariif oo guul ka sheegtay dagaal mantaa ka dhcay qeybaha oo guul ka sheegtay dagaal mantaa ka dhcay qeybaha
FARMAAJO OO KA HADLAY DAGAALADA MAANTA 23 FEB
FARMAAJO OO KA HADLAY DAGAALADA MAANTA 23 FEB SHIRKA JARAAID EE R.WASAARAHA OO KA HADLAY DAGAALADA MAANTA IYO GUULAHA DOWLADDU KA SOO HOYSAY.
nin somali eh oo Geeljirenimo ka helay dalka Sweden.flv
nin somali eh oo Geeljirenimo ka helay dalka Sweden.flv nin somali eh oo Geeljirenimo ka helay dalka Sweden.flv
Tuesday, February 22, 2011
Rabshadaha Libya oo ka sii daray
In kabadan laba boqol iyo soddon qof ayaa ku dhintay tan iyo toddobaadkii hore bannaanbaxyada
Diblomaasiyiinta Libya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa ku baaqay in Libya lagu sameeyo faragelin caalami ah.
Ku Xageenka Danjiraha ayaa ku baaqay in dadka Libya laga badbaadiyo waxa uu ku tilmaamay xasuuqa ay dowaladdu waddo...
EU stands by Somalia amid attacks
2/22/2011 22 (UPI) -- Terrorist attacks in Somalia undermine any chance for peace in the troubled African nation, Europe's top foreign policy chief said.
Al-Shabaab, the al-Qaida affiliate waging war against the interim government in Somalia, claimed responsibility for a suicide attack at a police station that killed 10 people, including civilians and high-ranking police officials.
Forces loyal to the transitional government and members of the African Union peacekeeping force continued their assault on al-Shabaab this week.
Afar Maraykan oo ay dileen burcad
Afar markab oo kuwa dagaalka Maraykanka ah oo uu ku jiro mid diyaaradaha xambaara ayaa dabajoogay doonta oo ku sii jeedday xeebaha dalka Soomaaliya.
Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama ayaa amray in awood military loo adeegsado si loo sii daayo la haystayaasha balse ciidamada ayaa wali isku dayayay in ay la xaajoodaan burcadda si loo soo daayo.
11 qof ayaa ku dhimatay weerar is-qarxin ah
Weerar qof is-qarxiyay ku qaaday saldhig boliis
Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta si xooggan u cambaareysay weerar naftii-halligis ah oo lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla Muqdisho.
11 qof ayaa naftooda ku waayay weerarka, iyadoo 35 kalena ay ku dhaawacmeen. 15 ka mid ah dhaawaca isbitaalka waa laga bixiyay kaddib markii la daweeyay, iyadoo 20 kalena ay weli isbitaalka ku jiraan. Dadka dhintay waxaa ka mid ah laba carruur ah oo kala jiray 10 iyo 11 sano jir oo ka ag dhowaa goobta...
Monday, February 21, 2011
Sunday, February 20, 2011
Madaxweynaha Maamulka SSC
Madaxweynaha Maamulka SSC Madaxweynaha Maamulka SSC oo jooga menasota. wuxuu u qudbudeeyey dadweeynaha somalida ee minasota. arimaha nabada gobolada sool sanaag iyo ceyn ayaa ahaa arimaha ugu weyn ee qudbadiisa madaxweyne saleebaan uu ka hadley qudbadiisa.
American sailors kidnapped by Somali pirates CCTV News
American sailors kidnapped by Somali pirates CCTV News Somali pirates have hijacked a yacht in the Arabian sea and kidnapped four American citizens. The US government said on Saturday that it was considering its response. The yacht, called Quest, doubles as the home of Jean and Scott Adam, a couple from California who have been sailing around the world since December 2004. US officials are likely to try and prevent the yacht from reaching Somalia, where their rescue options will be limited. Information provided by cctv.com Thank you www.cctv.com http
Burcadda kooxo caalami ah ayaa la shaqeeya
Isku duwaha Madaxweyne Obama ee ka hortaga Burcadda Donna Hopkins, ayaa sheegtay in burcad baddeeda Soomaaliya la ogaaday inuu yahay ganacsi si habaysan loo maamulo ...
Somalia: Dawn took place between Somaliland soldiers and SCC rebels at Kalshale
2/20/2011 Somaliweyn – Mohammed Omar Hussein According to the report which Somaliweyn website has on early Sunday morning received from Kalshale location says, that heavy fighting has occurred between soldiers of the breakaway state of Somaliland and rebels loyal to Sool, Sanag and Ceeyn regions SSC.
In the battle both sides have used all sorts of weapons available to defeat the other.
“I live with my family in a place which is roughly 5KM away from Kalshale location and we could hear the roaring sounds of different kinds of weapons, including anti-aircraft weapons such as the double parallel ZU, but I cannot really confirm the actual casualties of the battling sides” said Ahmed Abdullah Jama speaking to Somaliweyn website.
Saturday, February 19, 2011
Talk to Jazeera - Yoweri Museveni
Talk to Jazeera - Yoweri Museveni For 25 years just one man has occupied the Ugandan seat of power - President Yoweri Museveni. Today he has joined the league of African leaders whose only wish seems to be to remain in power forever. He is now seeking another five years in power and Al Jazeeras Mohammed Adow asks him what he hopes to achieve in the next five years that he was unable to in the past quarter of a century.
Pirate Prison built with Norwegian money opens in Somaliland
Pirate Prison built with Norwegian money opens in Somaliland tinyurl.com Somaliland
Xasillooni darrada bariga dhexe
Muddaharaadyo ayaa ka dhacaya waddammo ka tirsan Carabta bariga dhexe iyo woqooyiga Afrika kaddib kacdoonnadii Tunisa iyo Masar
Friday, February 18, 2011
Somali villagers chase pirates away
Somali villagers chase pirates away The untold story of how Somali villagers chase away gangsters who are abusing their power
somali pirate sentenced for attack on us flagged ship c/wali lagu xukumay 33 and 9 bilood
somali pirate sentenced for attack on us flagged ship c/wali lagu xukumay 33 and 9 bilood somali pirate sentenced for attack on us flagged ship
Wasiir gaboose oo Yimi Burco
Wasiir gaboose oo Yimi Burco www.oodweynenews.com , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, Xisbi, Udub, kulmiye, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,
Dowladda KMG ah oo xirtay shan qof
Raiisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in la xiray shan qof oo looga shaki qabo in ay lug ku layaaheen rasaas lagu furay dad Muqdisho ku mudaahraaadayay.
Burcad baddeed lagu xukumay 33 sano
Burcad baddeed Soomaali ah oo weeraray markab Maraykanka laga leeyahay sanadkii 2009kii ayay ku xukuntay maxkamad ku taalla New York soddon iyo saddex sano. Cadi Wali ...
Wednesday, February 16, 2011
Ilaa 50 Soomaali ah oo ku dhintay Mozambique
Booliiska dalka Mozambique ayaa sheegay in ilaa konton qof oo Soomaali ah soo galooti ah ay dhinteen kadib markii doon ay ku safrayeen ay kula degtay xeebaha dalka Mozambique toban ...
Burcad baddeed lagu xukumay 10 sano
... Seychelles ayaa xarig toban sano ah ku xukumay 11 Soomali burcad baddeed ... BBC Somali. Toos u Dhageyso ... Burcad baddeed lagu xukumay 10 sano
Ra'iisul wasaaraha Kenya oo amray in la baaro ...
... xasuuqa Wagala, ayaa ra'iisul wasaara dalka Raila Odinga uu amray in la baaro dhacdada oo ... Ra'iisul wasaaraha Kenya oo amray in la baaro Xasuuqii Wagala ... Weriyaha BBC ...