Ardeyda soomaaliyeed ee wax ka barata Malaysia oo soo dhaweeyey Worldwide somali students. Said Omar Ardeyda soomaaliyeed ee wax ka barata Malaysia oo soo dhaweeyey Worldwide somali students. Said Omar
Saturday, April 30, 2011
Ardeyda soomaaliyeed ee wax ka barata Malaysia oo soo dhaweeyey Worldwide somali students. Said Omar
odayashaa gobolka cayn iyo qaybo kamida golaha khusuusiga
odayashaa gobolka cayn iyo qaybo kamida golaha khusuusiga odayashaa gobolka cayn iyo qaybo kamida golaha khusuusiga
Thursday, April 28, 2011
Kulan Abaaraha G Togdheer
Kulan Abaaraha G Togdheer www.oodweynenews.com , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,
Madaxweyne shariif ugu baaqay
Madaxweyne shariif ugu baaqay www.dalkatv.com Halkan Ka Daawo warkii dalka LiveHalkan Ka Daawo Baramaamishka somali somali music somali songs somali somali pirates somali niiko somali song somali comedy somali girls somali rap somalia somali wedding somali dance heeso somali somali funny niiko niiko somali...
Dagaal ka socda magaalada Muqdisho
Ugu yaraan lix qof, ayaa ku dhintay dagaal ilaa xalay ka socday magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii xoogaga al-Shabaab ay weeraro ku qaadeen ...
Dagaal kulul oo ka dhacay Dhuusa Marreeb
Magaalada Dhuusa Marreeb oo ah xarunta gobolka Galguduud ayaa waxaa ka dhacay galabta dagaal kulul oo ay isaga soo horjeedaan Shabaab oo magaalada soo weerartay iyo ...
Wednesday, April 20, 2011
Faransiiska oo saraakiil militeri u diraya Libya
Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inay u dirayaan Libya tiro yar oo saraakiil militeri ah oo ... Faransiiska oo saraakiil militeri u diraya Libya ... ayaa u sheegtay BBC ...
Dagaal ka dhacay Ceel Waaq
Degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo ayaa waxa dagaal uu ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ururka al-Shabaab.
Kacdoonka dadweynaha Suuriya
Kacdoonka dadweynaha Suuriya ayaa ku sii baahaya magaalooyinka dalkaasi, in kasta oo dawladdu ku dhawaaqday tallaabooyin wax ka bedelayaa nidaamkii hore ee gudaha.
Banaanbaxa nolosha qaaliga ee Kenya
Banaanbaxan oo looga cabanayo sicirka cunada iyo shidaalka oo kor u kacay. Dowladda kenya ayaa todobaadkii la soo dhaafay mar qura ay si aad ah ugu dartay qiimihii la ...
Misrata oo u baahan gargaar deg deg ah
Talaabooyin deg deg ah ayaa caalamka uu qaadayaa si loo caawiyo rayadka ku nool magaalada Misrata ee Libya, iyadoo ciidamada Qadaafi ay ka wadaan weerar magaalada ...
Ximan iyo xeeb capital city cadaado
Ximan iyo xeeb capital city cadaado Magaalada Cadaado Waa magaalo cayn kee ah
Wednesday, April 13, 2011
Natiijada shirka Nairobi
Shirkii looga hadlayo arrimaha Soomaliya ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay Nairobi. Waxaa dhinacyada Soomaalidu isku af garteen in baarlamaanka loo kordhiyo laba sano ...
Mubaarak oo la soo xiray
Dacwad oogaha dowlada Masar ayaa amray in madaxwaynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak la soo xiro
Shirkii wada tashiga oo furmay
Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay qabanqaabisey QM ayaa maanta ka furmey Nairobi. Shirka oo ay qaadacday dowladda KMG ah, waxaa ka soo qeybgaley xubno ka ...
Sunday, April 10, 2011
Xoghayihii SSC
Xoghayihii SSC www.oodweynenews.com , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,ssc
Jaamacada Burco
Jaamacada Burco www.oodweynenews.com , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somalia, somali Songs, Afrika, muqdisho. hees cusub,fanaan, puntland,ssc
Saturday, April 9, 2011
Somali Women`s Basketball Conference in Finland 1. Iftinff
Somali Women`s Basketball Conference in Finland 1. Iftinff Aden Haji Yabarow - Telefon
Djibouti oo Madaxweyne dooraneysa
Shacabka Djibouti waxay dooranayaan Madaxweyne. Ismaaciil Cumar Geelle oo hadda xilka haya ayaa waxaa la tartamaya Maxamed Cumar Raage, oo hore u ahaan jiray Garsoore ...
Augustine Mahiga :Shirka wuu dhici doonaa
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa qoraal uu maanta ka soo saaray magaalada Nairobi ku sheegay in shirka ...
Saddex Kenyan ah oo hor yimid maxkamadda Hague
Lix shaqsi oo caan ka ha dalka Kenya ayaa, seddex ka mid ah waxay saaka hor tageen maxakamada caalamiga ee dambiyadda dagaalka ee ku taal Hague, halkaas oo si rasmi ...
Dooni ku degtay Mediterranean
250 qof oo la sheegay in Soomaali ay ku jirto ayaa la la'yahay kadib markii doon siday oo waqooyiga Afrika ka timid ay dhexgashay dabaylo ka dhacay badda Mediterranean.
Madaxweyne Gbagbo oo go'doon ku jira
Ciidamo ka soo horjeeda Madaxweynaha hareereysan ee waddanka Ivory Coast Laurent Gbagbo, ayaa weeraray dhismaha uu degan yahay kadib markii ay burbureen wada hadal ku ...
Laurent Gbagbo oo xukunka ka degi raba
Kadib dagaal socday maalmo magaalo madaxda Ivory Coast ee Abidjan ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska Alain Juppe uu sheegay inay socdaan wadahadalo lagu ...
Friday, April 8, 2011
Somali Refugee Restore Hope School Activities 2010 - 2011
Somali Refugee Restore Hope School Activities 2010 - 2011 This Vedio its Concern society in the Case